RW ku-xigeenka Somalia oo Sacuudiga kula kulmay Abdulrahman Bin Abdul-Mohsen (Sawirro)

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirrada Maaliyadda iyo xannaanada xoolaha ayaa dalka Sucuudiga kula kulmay wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha boqortooyada Sucuudiga, Eng. Abdulrahman bin Abdulmohsen. Kulanka ay yeesheen wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha boqortooyada Sucuudiga ayaa looga hadlay qorshaha … Continue reading RW ku-xigeenka Somalia oo Sacuudiga kula kulmay Abdulrahman Bin Abdul-Mohsen (Sawirro)